nala

tallaabso

La kaalay fikrad wax ku ool ah, 

Fulinteedana noo daa!

Nagu Saabsan

yaanu nahay

→ Inagoon is buunbuuninayn:

Waxaa nahay mareeg bixisa adeega samaynta, dayac-tirka, iyo maaraynta website-yada noocyadeeda kala duwan, haday noqon lahayd mid shakhsiyeed iyo mid shirkadeedba.

Intsaas miyaanay qeexitaan nagagakaa filnayn.

Adeegyo

Adeegyada aasaasiga ah ee aanu bixino

Samaynta
website-yada

Dayactirka
website-yada

Maaraynta
website-yada

hirgalinay

Qaar Ka Mid Ah Website-yadii Aanu Hirgalinay

→ ubadka.com

Mareeg laga heli karo xogo iyo agabyo badan oo ubadka wax tar u leh.

→ codbixiye.com

Mareeg qoraalka u bedesha cod, iyadoo adeegsanaysa “GARAADKA SAMAYSKA AH”.

→ ubadbarbaariye.com

Mareeg lagu barto quraanka, oo ku gaar ag ubadka oo kaliya.

Naqshado

Qaar Ka Mid Ah Naqshadii Aanu Sample Ahaan U Diyaarinay

Qiimaha

Xulo, oo dooro xidhmada kugu habboon

Qalin
$299
$149
Dheeman
$499
$249
Dahab
$1499
$749

Ay ku jiraan:

  • Responsive Design
  • Whatsapp Chat
  • Contact Form
  • Social Media Integration
  • Content Writing

Logo kaliya, hadii aan hore loo lahayn.

Domain name muddo hal sano ah, (.com, .net, .org, iyo wixii la qiimo ah).

Hosting muddo hal sano ah.

Hosting-ku waa kaydiyaha xogta website-ka, (sida sawirrada, qoraallada, koodhka, muuqaalada, iyo files-sha kaleba).

SSL muddo hal sano ah.

SSL oo laga soo gaabiyo “Secure Sockets Layer” waa tignoolajiyad website-ka ka dhigta mid amaan u ah booqdayaasha.

Iyadoo ilaalinaysa xogahan kala ah username-yada, password-yada, kaararka lacag bixinaha, iwm, in aysan cid saddexaad kale helin, ama aysan gacantooda u galin.

Business email muddo hal sano ah.

Business email-ku waa email-ka rasmiga u ah website-ka.

Tusaale, bedelkii uu email-ku ku dhamaan lahaa @gamil.com, iyo @outlook.com, wuxuu ku dhamaanayaa magaca domain name-ka website-ka.

Sidan oo kale “salaam@mareege.com

SEO-gu waa wanaajinta website-ka, si waafaqsan xeerarka u yaala “Search Engine-nada”, si uu website-ku uga soo muuqda kaalmaha hore ee najiitooyinka raadinta, markii la waydiiyo waydiin si toos ah amaba si uun website-ka ula xidhiidha.

Tababar soconaya muddo 7 cisho oo shaqo ah, halkaas oo aanu ku fidinayno tababar ku saabsan sida loo isticmaalo website-ka, sida wax looga bedelo, sida wax loogu biiriyo, iyo si guud sida loo maamulo.

Hadiise ay adkaato, amase ay mira-dhali waydo tababarku, sida in milkiilaha website-ka oo aan ahayn qof uu la-qabsigiisu dhawyahay, iwm, markaa iyada ah waxaa jira adeeg kale oo aynu bixino, kaasoo ah “Maaraynta Website-yada“.

Maaraynta website-ku, si kooban waa inaynu maarayno kana war-qabno webiste-ka, inagoo ilaalinayna amniga website-ka, soo daabacayna qormooyino, ka falceinayna faalooyinka, sii wanaajinayna SEO-ga, la tacaalayna wixii cilad ah ee ku yimaada, iwm.

Diyaarinta liis lagu helayo booqdayaasha website-ka email-kooda, halkaas oo hadhow loogu adeegsanayo ujeedooyin kala duwan.

Qorista qormooyin si guud ugu saabsan nooca website-ka.

Tusaale, hadii uu website-ku yahay mid caafimaad, waxaan qoraynaa qormooyin caafimaad, sidaa si la mid ah tignoolajiyadda, siyaasadda, ciyaaraha, iwm.

Hadii aynaan aqoon durugsan u lahayn takhasusuka website-ka, waxaynu kaashanaynaa iskood-u-shaqaystayaal (freelancers) ku takhasusay ama uu majaalkoodu yahay majaalka website-ka.

Qormooyinkuna waa 3 qormo ama maqaal, halkii qormo celcelis ahaanna waxay ka koobnaan doontaa 400 ilaa 700 oo eray.

Hadiise la rabo qormooyin intaa dheeri ah, amase la rabo in si bille ah loo soo daabaco qormooyin waafaqsan SEO-ga, waxaa jira adeeg kale oo aynu bixino, kaasoo ah “Maaraynta Website-yada“.

Waxaan website-ka ku xidhaynaa aaladaha falanqeeya xogta ama data website-ka, sida tirada booqdayaasha, bogagga loogu booqashada badan yahay, goobaha ama wadamada laga soo booqdo, device-yada ay sitaan booqdayaasho, erey fureedyada ugu fiican (keywords), iwm, aaladahaasna waxaa ka mid ah:

  • Google Analytics recommend
  • Similarweb
  • Semrush
  • Hotjar

Daraasad kooban, oo aynu ku go’aan qaadano, taasoo iftiimisa isla markaana daboolaysa dhnacyo badan, oo ay ka mid yihiin:

  • Fikradda Uu Ku Salaysan Yahay
  • Nooc Uu Yahay
  • Baahida Uu Buuxinayo/Dhibaatada Uu Xalinayo
  • Baahida Loo Qabo Heerka Ay Le’eg Tahay
  • Suuqa La  Bartilmaameedsanayo Nooca Uu Yahay
  • Cidda Uu U Adeegayo

→ Qoladooda
→ Tilmaamahooda
→ Jinsiyaddooda
→ Da’dooda
→ Waxyaabaha Ay Daneeyaan/Xiiseeyaan
→ Halka Ay Ku Sugan Yihiin
→ Baraha Bulshada Ay Badankoodu Adeegsadaan

  • Agabyada Uu U Baahan Yahay Mashruucu
  • Miisaaniyadda Uu Ku Kacayo

Styled Email Template – & Set Up.

Diyaarinta “email template” u gaar ah website-ka, kaasoo loo adeegsan karo ujeedooyin kala duwna.

Waxaana website-ka ku xidhaynaa mid ka mid ah goobaha bixiya adeega “email marketing”, kuwaasoo kala ah:

  • Mailchimp recommend
  • HubSpot
  • ConvertKit

Email marketing-ku waa mid ka mid ah ila ama kanaalada suuqgayneed ee ugu wax ku oolka badan.

Sidoo kale, waa mid ka mid ah ila ama kanaalada suuqgayneed ee ugu da’da wayn wakhti xaadirkan. Taasoo muujinaysa wax ku oolnimdadiisa.

Wuxuu miliilayaasha website-ka iyo macaamiishiisaba awood u siinayaa inay wada-yeeshaan xidhiidh sokeeye oo toos ah, oo aan cid saddaxeeye kale ku jirin.

Dhinacyada email marketing-ka looga faa’idaysan karo:

  • Email-lo soo dhawayn ah
  • Email-lo suuqgeyn ah
  • Email-lo qiimo-dhimisyo ah
  • Email-lo baraarujin ah
  • Email-lo daah-furka adeeg/badeecad cusub ah
  • Email-lo update ah
  • Email-lo talooyin ah
  • Email-lo gaar ah
  • Email-lo wargeys ah
  • Email-lo falgal ah
  • Email-lo sahan ah

Diyaarinta naqshado gaadhaya Ilaa 9 post, haday noqon lahayd Facebook, Instagram, X, imw.

Waxaana la kaashanayanaa qolo ay wada-shaqayn naga dhaxayso, oo khabiir ku ah, kuna takhasusay naqshaqaynta, iyagoo naga la qayb qaadanaya dhisidda sumad soocan oo dhamaystiran.

Ay ku jiraan:

  • Payment Gateway
  • Booking System
  • Unlimited Products
  • Discount Codes
  • Intelligent Exit Popup
  • Login with Social
  • Subscriptions
  • Wishlists

Dhisidda sumad soocan, laga bilaabo:

  • Brand Name-ka
  • Brand Story-ga
  • Brand Value-ga
  • Brand Promise-ga
  • Brand Logo-da
  • Brand Color-ka
  • Brand Typography-ga
  • Brand Graphics-ka
  • Brand Images-yada
  • Brand Tagline-ka

Wixii naqshadayn ah, waxaannu la kaashanayanaa qolo ay wada-shaqayn naga dhaxayso, oo khabiir ku ah, kuna takhasusay naqshaqaynta, iyagoo naga la qayb qaadanaya dhisidda sumad soocan oo dhamaystiran.

👋Si Wada Jir Ah Aynu Bilawno

Si la mid ah "samaynta website-yada"

Qalin
BILLE
$49
Dheeman
BILLE
$99
Dahab
BILLE
$149

Ilaalinta amniga website-ka.

La tacaalidda wixii technical issues ama cilad ah ee ku yimaada website-ka.

Soo daabacidda post-yo kala nooc ah, laga bilaabo:

  • Qormooyinka
  • Qiimo-dhimisyada ku-meel-gaadhka ah iyo kuwa joogtada ah
  • Events-yada
  • Digniinada
  • Badeecado
  • Adeegyo
  • IWM

FG: kaliya waa soo daabacid, ee mahan inaynu inagu curinayno.

3 Post

7 Post

13 Post

Qorista qormooyin si guud ugu saabsan nooca website-ka.

Hadii aynaan aqoon durugsan u lahayn takhasusuka website-ka, waxaynu kaashanaynaa iskood-u-shaqaystayaal (freelancers) ku takhasusay ama uu majaalkoodu yahay majaalka website-ka.

Halkii qormo celcelis ahaanna waxay ka koobnaan doontaa 400 ilaa 700 oo eray.

FG: si gaar ah buu mawduuc gaar ah u dalban karaa milkiilaha website-ka.

1 Article

2 Article

4 Article

Dirista email-lo, kala duwan

FG: kaliya waynu diraynaa uun, ee ma curinayno email-ka.

1 Email

3 Email

7 Email

Backup joogto ah, si loo lumin data website-ka, lacalla haday wax dhacaan.

Hormarin joogto ah, si looga dheeraado khaladaadka iyo goddaloolooyinka uu website-ku yeelan karo, isla mar ahaantaana looga faa’idaysan.

Warbixino bille ah, oo aynu ku analytics garaynayno xogta website-ka, laga bilaabo:

  • Tirooyinka booqdayaasha
  • Goobaha ama dalalka ay ka soo booqdeen
  • Device-yada ay isticmaalayeen
  • Ilaha ay ka soo booqdeen, ma:

→ Direct baa?
→ Organic Social baa?
→ Organic Search baa?
→ Referral baa?
→ Mise lamaba aqoonsana (Unassigned)?
→ IWM.

  • Bogagga ugu booqashada badan
  • Erey-fureedyada ugu fiican (keywords)
  • Halka ay naga soo booqdeen
  • IWM.

Adeeg gaar ah, haday jiraan, sida in milkiilaha website-ka uu u baahan yahay adeeg soocan oo aan ku jirin adeegyada aynu kor ku xusnay.

FG: ugu horreyn waynu qiimanaynaa adeegaas gaarka ah, sida kharashka, wakhtiga, iyo dadaalka uu u baahan yahay, dabeeto waynu qiimaynaynaa.

👋Si Wada Jir Ah Aynu Bilawno

Qiimaha

Xulo, oo dooro xidhmada kugu habboon

Qalin

$299
$ 149
  •  

Ay ku jiraan:

  • Responsive Design
  • Whatsapp Chat
  • Contact Form
  • Social Media Integration
  • Content Writing

Logo kaliya, hadii aan hore loo lahayn.

Domain name muddo hal sano ah, (.com, .net, .org, iyo wixii la qiimo ah).

Hosting muddo hal sano ah.

Hosting-ku waa kaydiyaha xogta website-ka, (sida sawirrada, qoraallada, koodhka, muuqaalada, iyo files-sha kaleba).

SSL muddo hal sano ah.

SSL oo laga soo gaabiyo “Secure Sockets Layer” waa tignoolajiyad website-ka ka dhigta mid amaan u ah booqdayaasha.

Iyadoo ilaalinaysa xogahan kala ah username-yada, password-yada, kaararka lacag bixinaha, iwm, in aysan cid saddexaad kale helin, ama aysan gacantooda u galin.

Business email muddo hal sano ah.

Business email-ku waa email-ka rasmiga u ah website-ka.

Tusaale, bedelkii uu email-ku ku dhamaan lahaa @gamil.com, iyo @outlook.com, wuxuu ku dhamaanayaa magaca domain name-ka website-ka.

Sidan oo kale “salaam@mareege.com“

SEO-gu waa wanaajinta website-ka, si waafaqsan xeerarka u yaala “Search Engine-nada”, si uu website-ku uga soo muuqda kaalmaha hore ee najiitooyinka raadinta, markii la waydiiyo waydiin si toos ah amaba si uun website-ka ula xidhiidha.

Tababar soconaya muddo 7 cisho oo shaqo ah, halkaas oo aanu ku fidinayno tababar ku saabsan sida loo isticmaalo website-ka, sida wax looga bedelo, sida wax loogu biiriyo, iyo si guud sida loo maamulo.

Hadiise ay adkaato, amase ay mira-dhali waydo tababarku, sida in milkiilaha website-ka oo aan ahayn qof uu la-qabsigiisu dhawyahay, iwm, markaa iyada ah waxaa jira adeeg kale oo aynu bixino, kaasoo ah “Maaraynta Website-yada“.

Maaraynta website-ku, si kooban waa inaynu maarayno kana war-qabno webiste-ka, inagoo ilaalinayna amniga website-ka, soo daabacayna qormooyino, ka falceinayna faalooyinka, sii wanaajinayna SEO-ga, la tacaalayna wixii cilad ah ee ku yimaada, iwm.

Dahab

$499
$ 249
  •  
La Mahadiyay

$ 749

Styled Email Template  & Set Up.

Diyaarinta “email template” u gaar ah website-ka, kaasoo loo adeegsan karo ujeedooyin kala duwna.

Waxaana website-ka ku xidhaynaa mid ka mid ah goobaha bixiya adeega “email marketing”, kuwaasoo kala ah:

  • Mailchimp – recommend
  • HubSpot
  • ConvertKit

Email marketing-ku waa mid ka mid ah ila ama kanaalada suuqgayneed ee ugu wax ku oolka badan.

Sidoo kale, waa mid ka mid ah ila ama kanaalada suuqgayneed ee ugu da’da wayn wakhti xaadirkan. Taasoo muujinaysa wax ku oolnimdadiisa.

Wuxuu miliilayaasha website-ka iyo macaamiishiisaba awood u siinayaa inay wada-yeeshaan xidhiidh sokeeye oo toos ah, oo aan cid saddaxeeye kale ku jirin.

Dhinacyada email marketing-ka looga faa’idaysan karo:

  • Email-lo soo dhawayn ah
  • Email-lo suuqgeyn ah
  • Email-lo qiimo-dhimisyo ah
  • Email-lo baraarujin ah
  • Email-lo daah-furka adeeg/badeecad cusub ah
  • Email-lo update ah
  • Email-lo talooyin ah
  • Email-lo gaar ah
  • Email-lo wargeys ah
  • Email-lo falgal ah
  • Email-lo sahan ah

Diyaarinta naqshado gaadhaya Ilaa 9 post, haday noqon lahayd Facebook, Instagram, X, imw.

Waxaana la kaashanayanaa qolo ay wada-shaqayn naga dhaxayso, oo khabiir ku ah, kuna takhasusay naqshaqaynta, iyagoo naga la qayb qaadanaya dhisidda sumad soocan oo dhamaystiran.

Ay ku jiraan:

  • Payment Gateway
  • Booking System
  • Unlimited Products
  • Discount Codes
  • Intelligent Exit Popup
  • Login with Social
  • Subscriptions
  • Wishlists

Dhisidda sumad soocan, laga bilaabo:

  • Brand Name-ka
  • Brand Story-ga
  • Brand Value-ga
  • Brand Promise-ga
  • Brand Logo-da
  • Brand Color-ka
  • Brand Typography-ga
  • Brand Graphics-ka
  • Brand Images-yada
  • Brand Tagline-ka

Wixii naqshadayn ah, waxaannu la kaashanayanaa qolo ay wada-shaqayn naga dhaxayso, oo khabiir ku ah, kuna takhasusay naqshaqaynta, iyagoo naga la qayb qaadanaya dhisidda sumad soocan oo dhamaystiran.

Si la mid ah "samaynta website-yada"

Qalin

$ 49 BILLE
  •  

Ilaalinta amniga website-ka.

La tacaalidda wixii technical issues ama cilad ah ee ku yimaada website-ka.

Soo daabacidda post-yo kala nooc ah, laga bilaabo:

  • Qormooyinka
  • Qiimo-dhimisyada ku-meel-gaadhka ah iyo kuwa joogtada ah
  • Events-yada
  • Digniinada
  • Badeecado
  • Adeegyo
  • IWM

FG: kaliya waa soo daabacid, ee mahan inaynu inagu curinayno.

Qorista qormooyin si guud ugu saabsan nooca website-ka.

Hadii aynaan aqoon durugsan u lahayn takhasusuka website-ka, waxaynu kaashanaynaa iskood-u-shaqaystayaal (freelancers) ku takhasusay ama uu majaalkoodu yahay majaalka website-ka.

Halkii qormo celcelis ahaanna waxay ka koobnaan doontaa 400 ilaa 700 oo eray.

FG: si gaar ah buu mawduuc gaar ah u dalban karaa milkiilaha website-ka.

Dirista email-lo, kala duwan

FG: kaliya waynu diraynaa uun, ee ma curinayno email-ka.

Dahab

$ 99 BILLE
  •  
La Mahadiyay

Ilaalinta amniga website-ka.

La tacaalidda wixii technical issues ama cilad ah ee ku yimaada website-ka.

Soo daabacidda post-yo kala nooc ah, laga bilaabo:

  • Qormooyinka
  • Qiimo-dhimisyada ku-meel-gaadhka ah iyo kuwa joogtada ah
  • Events-yada
  • Digniinada
  • Badeecado
  • Adeegyo
  • IWM

FG: kaliya waa soo daabacid, ee mahan inaynu inagu curinayno.

Qorista qormooyin si guud ugu saabsan nooca website-ka.

Hadii aynaan aqoon durugsan u lahayn takhasusuka website-ka, waxaynu kaashanaynaa iskood-u-shaqaystayaal (freelancers) ku takhasusay ama uu majaalkoodu yahay majaalka website-ka.

Halkii qormo celcelis ahaanna waxay ka koobnaan doontaa 400 ilaa 700 oo eray.

FG: si gaar ah buu mawduuc gaar ah u dalban karaa milkiilaha website-ka.

Dirista email-lo, kala duwan

FG: kaliya waynu diraynaa uun, ee ma curinayno email-ka.

Backup joogto ah, si loo lumin data website-ka, lacalla haday wax dhacaan.

Hormarin joogto ah, si looga dheeraado khaladaadka iyo goddaloolooyinka uu website-ku yeelan karo, isla mar ahaantaana looga faa’idaysan.

Warbixino bille ah, oo aynu ku analytics garaynayno xogta website-ka, laga bilaabo:

  • Tirooyinka booqdayaasha
  • Goobaha ama dalalka ay ka soo booqdeen
  • Device-yada ay isticmaalayeen
  • Ilaha ay ka soo booqdeen, ma:

→ Direct baa?
→ Organic Social baa?
→ Organic Search baa?
→ Referral baa?
→ Mise lamaba aqoonsana (Unassigned)?
→ IWM.

  • Bogagga ugu booqashada badan
  • Erey-fureedyada ugu fiican (keywords)
  • Halka ay naga soo booqdeen
  • IWM.

Dheeman

$ 149 BILLE
  •  

Ilaalinta amniga website-ka.

La tacaalidda wixii technical issues ama cilad ah ee ku yimaada website-ka.

Soo daabacidda post-yo kala nooc ah, laga bilaabo:

  • Qormooyinka
  • Qiimo-dhimisyada ku-meel-gaadhka ah iyo kuwa joogtada ah
  • Events-yada
  • Digniinada
  • Badeecado
  • Adeegyo
  • IWM

FG: kaliya waa soo daabacid, ee mahan inaynu inagu curinayno.

Qorista qormooyin si guud ugu saabsan nooca website-ka.

Hadii aynaan aqoon durugsan u lahayn takhasusuka website-ka, waxaynu kaashanaynaa iskood-u-shaqaystayaal (freelancers) ku takhasusay ama uu majaalkoodu yahay majaalka website-ka.

Halkii qormo celcelis ahaanna waxay ka koobnaan doontaa 400 ilaa 700 oo eray.

FG: si gaar ah buu mawduuc gaar ah u dalban karaa milkiilaha website-ka.

Dirista email-lo, kala duwan

FG: kaliya waynu diraynaa uun, ee ma curinayno email-ka.

Backup joogto ah, si loo lumin data website-ka, lacalla haday wax dhacaan.

Hormarin joogto ah, si looga dheeraado khaladaadka iyo goddaloolooyinka uu website-ku yeelan karo, isla mar ahaantaana looga faa’idaysan.

Warbixino bille ah, oo aynu ku analytics garaynayno xogta website-ka, laga bilaabo:

  • Tirooyinka booqdayaasha
  • Goobaha ama dalalka ay ka soo booqdeen
  • Device-yada ay isticmaalayeen
  • Ilaha ay ka soo booqdeen, ma:

→ Direct baa?
→ Organic Social baa?
→ Organic Search baa?
→ Referral baa?
→ Mise lamaba aqoonsana (Unassigned)?
→ IWM.

  • Bogagga ugu booqashada badan
  • Erey-fureedyada ugu fiican (keywords)
  • Halka ay naga soo booqdeen
  • IWM.

Adeeg gaar ah, haday jiraan, sida in milkiilaha website-ka uu u baahan yahay adeeg soocan oo aan ku jirin adeegyada aynu kor ku xusnay.

FG: ugu horreyn waynu qiimanaynaa adeegaas gaarka ah, sida kharashka, wakhtiga, iyo dadaalka uu u baahan yahay, dabeeto waynu qiimaynaynaa.

SSN

Su’aalaha Soo Noq-noqda

Faahfaahinta fikradda mashruuca, astaan tayadeedu sarreyso, qoraallo gaa-gaaban oo tilmaamo ka bixinaya mashruuca. midna xasuusnoow qoraalka soo jiidashoda leh iyo sawirada qurxoon isla-mar ahaantaana tayadeedu sarrayso inay ka qayb qaataan bilicda website-ka kana dhigaan qaab muuqaalkiisa mid qurxoon. laakiin hadii aanad lahayn astaan, ama aad leedahay laakiin se aad rabto inaad bedesho, waxaa jira koox ay wada shaqeyn naga dhaxayso, isla-mar ahaantaana ku takhasusay waxyaabaha la xidhiidha naqshadaynta, iyagoo naga caawinaya dhisidda astaantaada.

Haday tahay mid shakhsiyeed kharashku wuxuu ka bilaabmayaa $150 ilaa iyo inta ay gaarsiisan tahay baahiyaha qofka.

Se hadii ay tahay mid shirkadeed kharashku wuxuu ka bilaabmayaa $300 ilaa iyo inta ay gaarsiisan tahay baahiyaha shirkadda.

Qiimaha lagu hishiiyay %50 ayaa la sii bixinayaa, si loogu sii bixiyo kharashaadka uu mashruucu u baahan yahay, isla mar ahaantaana loo damaanad qaado geedi-socodka mashruuca.

Zaad, EVC, International Bank, Local Bank, iyo Paypal.

5 maalmood oo shaqo ah (oo aan ku jirin maalmaha khamiista iyo jimcaha) haday tahay mid shakhsiyeed.

Se hadii ay tahay mid shirkadeed waxay qaadanaysaa muddo gaaraysa ilaa 10 maalmood.

→ Sidoo kale waxaa furan adeega degdega ah hadii loo baahdo.

May, maxaa yeelay hawl-wadeenadeenu waxay ku kala nool yihiin daafaha adduunkoo dhan, sidaa darteed hawshoo dhami waxay u dhacaysaa qaab toos ah (online), laga bilaabo hishiiska ilaa bixinta mashruuca.

in muddo 7 maalood oo shaqo ah aan bixino caawimaad, talooyin, hab-raacyo, iyo tilmaan-siin ku aadan hababka isticmaalka website-ka, hadii aan la garanayn.

Haa, si buuxda ayay ula jaanqaadi karaan una wada socon karaan, taas oo macnaheedu yahay in si fudud looga daalacan karo dhammaan aaladaha aynu isticmaalno sida mobile-da, tablet-yada iyo PC-ga.

Haa dabcan, waxaana loo dhisayaa si ay ugu habboon tahay.

Rukumo

Rukumo wargayskeena (newsletter), halkaas oo aynu ku baahino qormooyin, talooyin, soo jeedino, iwm.

GUUSHEENA WAXA BARBAR SOCTA GUUSHA MACAAMIISHEENA       ✦      

ha ka labayn inaad nala soo xidhiidho, adigoo buuxinaya foomkan.

La kaalay fikrad wax ku ool ah, 

Fulinteedana noo daa!

Mareege © 1446H

halaga faa'idaysto, qiimo-dhimistan muddaysan

Qiimo-dhimis muddaysan
50%

La kaalay fikrad wax ku ool ah, 

Fulinteedana noo daa!